Daawo Muuqalka”Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay In Kaabis Iyo Wax Ka Badel Lagu Sameeyo Xeerka Doorashooyinka
April 17, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fadhigii ay saaka yeesheen xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominaayey gudoomiyaha golahaasi oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen ayaa waxaa ay xildhibaanadu cod buuxa ku meel mariyeen in kaabis iyo wax ka bedel lagu sameeyo xeerka doorashoyinka Somaliland oo uu madaxweynu ka codsadey in ay xildhibaanadu ogoladaan