Daawo Muuqalka”Warbixin Laga Diyaariyay Aafada Tahriibta Ee Dhalinayaradii Somalidu Ku Leedeen
April 18, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Alle How Naxariistee Waxa Maalintii Shalay Aayd Oo Ay Bishu 17/4 / 2016 Ay Dooniyi Kula gudoontay Badda Medhetareeniyeenka Ee Udhaxaysa Waddanka Masar Iyo Dalka Talyaaniga Inakabadan 400 Oo Ruux Oo Muhaajiraa Kuwaasi Oo Ka,Anbaxa Caasimada Labaad Ee Masar Ee Lagu Magacaabo Axentariya Waxaana Dadkan Muhaajiriinta Ahi Ay Beegsanaayeenn Inay Gaadhaan Wadanka Talyaaniga
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan