berberatoday.com
Dawlada Xamar Oo Ka Hadashay Geerida Boqolaal Somali Ah Oo Ay Dooni La Dagtay M
April 18, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dhalinyaradii tirada badnayd ee ku geeriyootay bada u dhaxaysa Masar iyo talyaaniga.

index

Madaxweynaha somaliya oo war saxaafadeed ka soo saaray magaalada Muqdisho ayaa ku sheegay inuu dhambaal tacsi ah gaadhsiinayo ehelada ay ka baxeen dadkaasi, waxaanu ku yidhi war saxaafadeedka “”Waxay dhallinyaradan ka baxeen Somali oo dhan, waana arrin murugo leh in dhalinyaradeena ay safaradaasi khatarta ah naftooda ku waayaan,”

Sidoo kale madaxweynaha somaliya ayaa sheegay in duruufo adagi ka jiraan wadanka, loona baahan yahay in la kordhiyo wacyi gelinta tahriibka waxaanu mar kale yidhi “Inkastoo Waddanka ay ka jiraan Duruufo adag, haddana loo baahan

 

yahay in Shacabka Soomaaliyeed, Waaliddiinta iyo Dowladda Soomaaliya ay ka Wada-shaqeeyaan sidii loo hakin lahaa Safarradaan khatarta ah ee Dhalinyaradeenna ay ku dhammaanayaan, lagana shaqeeyo in fursado loo abuuro dhallinyarada Soomaaliyeed.”

Gudoomiyaha baarlamaanka fadaraalka ah ee somaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo isaguna ka hadlay masiibada ka dhacday bada u dhaxaysa Masar iyo talyaaniga waxaanu yidhi “Guud ahaan Madaxda Qaranka Soomaaliya, iyagoo aad uga Tiiraanyeysan 200 ee dhallinyarada ah ee ku geeriyooday badda Mediterranean-ka, kuwaas oo u badnaa dhallinyaro, waxay tacsi u dirayaan ehelladii iyo Soomaalida oo dhan, waxaana dhallinyaradan ay ka baxeen dalka Masar,” ayuu yidhi gudoomiye Jawaari.

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews