Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa soo oogay dacwad ay madaxtooyadu dhibane ka tahay, halka eedaysanuhuna ka yahay wargeyska Ogaal, isla markaana waxay xeer ilaalintu dalbatay mudaynta dhegaysiga dacwaddaa. Sidaana waxa lagu cadeeyay xaashida eedda ee Xeer Ilaalintu ku soo oogtay
“ Ku: Maxkamadda Gobolka Maroodijeex,
Xeer ilaaliyuhu markuu arkay gal dacwadeedka uu ku eedaysan yahay:
1.Muuse Jaambiir ina Deeqa Xuseen
Ujeedo: Xaashida Eedda Sida Waafaqsan Qod. 70,71,75 XHC.