berberatoday.com
Aniga Oo Ah Garyaqaan Muhiyadiin Mohamed Cabdi , Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Qoyskii Iyo Eheladii Ay Ka Geeriyootay Marxuumada Siraad Sooyada Mire
April 19, 2016 - Written by Berbera Today

Aniga Oo Ah Garyaqaan Muhiyadiin Mohamed Cabdi , Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Qoyskii Iyo Eheladii Ay Ka Geeriyootay Marxuumada Siraad Sooyada Mire

Waxaan Halkan Tacsi Uga Dirayaa Qoyskii, Qaraabadii  Iyo Eheladii Ay Ka Geeriyootay Marxumada Siraad Sooyada Mire , Waxa Kale Si Gaar Ah Uga Tacsiyadaynayaa Ugaaska ee beesha Muuse Dhariyo Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi,  Cali Cabdi Cabdi Iyo Xaali Cabdi Cabdilaahi Oo Kala Jooga USA & Kuwait , Ilaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuumada , Innagana Samir Iyo Siimaan Ha Inaga Siiyo ,

Waxaan Marxuumada Ilaahay Uga Baryaynaa In Uu Naxariisto Janno Ka Waraabiyo Dhammaan Qaranka Somaliland  iyo Beelweynta Sheikh Muuse Dhariyo Ay Ka Baxdayna Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin

Qalinkii Garyaqaan Muhiyadiin Mohamed Abdi

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews