Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Magacaabay Gudida Qaban Qaabada 18ka May
April 19, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Jaamac Yuusuf Axmed ayaa Maanta Magacaabay Gudida Qaban Qaabada 18ka May ee ka shaqayn doona dardar galinta munaasibada Xuska 18ka may.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan