Wasiir Cali Mareexaan Oo Saaka Safar Maqaar Saar Ah Ugu Baxay Wadada Ceerigaabo Xili Ay Gabi Ahaanba Istaagtey Dhismihii Wadadu
April 19, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Cali Maxamed Xassan (Cali Mareexaan ) ayaa waxaa uu saaka safar u muuqda in uu yahay maqaar saar uu ugu baxay dhismaha jidka wadada Ceerigaabo oo ay wararku sheegayaan in uu istaagay