Xisbiga WADDANI Oo Sheegay In Loo Sameeyo Salaatul Jinaasa Dadkii ku dhintay Bada U dhaxaysa Talyaaniga iyo Masar
April 19, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa tacsiyadeeyay dhalinyartii ku dhimatay bada u dhaxay Talyaaniga iyo Masar.
War saxaafadeed maanta kasoo baxay xarunta Xisbiga Waddani waxaa uu u dhignaa Sidan:-
![Tacsi 1](http://himilomedia.com/hmg/wp-content/uploads/2016/04/Tacsi-1-743x1024.jpg)