Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gobolka Awdal Ramaax Cali Hayste Iyo Mayarka Degmada Borama Oo Shirweyne Ku Ilyartu Isqabtay Isku Eedeeyay Boobka Cashuurta Dawlada, Hadal Xurguf Iyo Xanaf Lehna Iswaydaarsaaday Iyo Wasiiro Goob Joog Ahaa Dhacdadaas
April 20, 2016 - Written by Berbera Today
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Gobolka Awdal Ramaax Cali Hayste Iyo Mayarka Degmada Borama Maxamed Xuseen Maydhane Oo Shirweyne Ku Yooyootamay Hadal Xurguf Iyo Xanaf Lehna Iswaydaarsaaday.Waxaana hadalo canaan ubadan oo inuu shaqadiisii gabay goobta ka jeediyay Gudoomiye Ramaax cali Hayste oo madashaas kaga dhawaaqay inay fashilmay Hogaanka golaha deegaanka degmada Borame kadib markii uu ku edeeyay inay ku guulaysan waayeen inay soo ururiyaan cashuurtii dawlada Hoose oo kharash la,aan la gadgadoomaysa.