Madaxda Gobolka Saaxil Ma Kulmiyaa Miise Waa Xisbiga Wadani?Qalinkii Cabdi Jaamac Aadan(Cabdi Buur)
April 20, 2016 - Written by Berbera Today
Madaxda gobolka saaxil ma kulmiyaa mise waa wadani

Aniga iyò in badan oo ila fikir ihi waxaanu aaminsanahay madaxda gobolku inay u shaqeeyan Xisbiga wadani dad badan oo ah dadkii Kulmiye lasoo halgamay ayaa maalin walba ku biiraya Xisbiga wadani dadkaas oo ah hawlwadeenadii Kulmiye sababtaas eedeeda ay masul ka yihiin madxxda dawladu u soo dirtay gobolka gudomiyihi gobolka ee Kulmiye garab kii haweenka garab kii dhalinyarada waxay hør meehanabayaan xafiisyada hortooda waa laga soo xidhaa albaabada lama xurmeeyo lama sharfo meel walba dayn ay xisbiga Kulmiye u galeen ayaa loo haystaa marka sida á loo bahdilo maamulkii Xisbiga I nuu dhaqaajiyo lå rabay waayahay madaxdii markay xisbul xakin kii iyo hawlwaderndiis sidaai ula macaamilasn sow maaha macnaheedu gala wadani galaay gunaanad ha ogaado gudoomiyaha Kulmiye muuse biixi abdi madaxda gobolku inay dagaal kula jirto oo ay xisbiyo mucaarid ah la shaqaynayaan