berberatoday.com
Ogeysiis Taageerayaasha Xisbiga UCID UK Xaflad Lagu Taageerayo Hogaanka Sare Ee Daacada U Ah Xisbiga UCID, Loogana Soo Horjeedo Khaa’inal Xisbiga UCID Oo London Lagu Qabanayo:
April 20, 2016 - Written by Berbera Today

Ogeysiis Taageerayaasha Xisbiga UCID UK  Xaflad Lagu Taageerayo Hogaanka Sare Ee  Daacada U Ah Xisbiga UCID,  Loogana Soo Horjeedo Khaa’inal Xisbiga UCID Oo London Lagu Qabanayo:

 NEW UCIDAbdi Cali Qawdhan

Ogeysiis Ogeysiis,  waxaanu idin Ogeysiinaynaa in Xaflad Balaadhan oo  lagu taageerayo Hogaanka Sare ee Xisbiga UCID Daacada u ah  sida  Murashaxa  Madaxweyne ee  Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo  Guddoomiye Ku-xigeenka  Sadaxaad Mujaahid Cali Gurey, lagu qaban doono Dalka UK London.

Hadaba,  Guddoomiyaha Abaabulka iyo Wacyigalinta xisbiga UCID Dalka UK wuxu  dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID  Dalka UK ku casuumayaa Xaflada lagu taageerayo Hogaanka sare ee xaq u dirirka Xisbiga UCID ee ay Hogaaminayaan Murashaxa Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Sadaxaad Mujaahid Cali Gurey. Waxana Xaflad shacabka Reer Somaliland iyo Bulshada Caalamka loogu cadayn doono  in Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Dalka UK ay bari ka yihiin Sharci Jabinta uu ku kacay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo inta tirada yar ee daba carartay oo danbi weyn ka galay Xeerka Xisbiga UCID iyo Dastuurka Qaranka Somaliland, sida ugu dhaqsaha badana sharciga loo soo taagi doono.

Waxaan halkan hoose idinku daabacay Goobta xafladu ka dhacayso, waqtiga ay dhacayso, iyo saacada la imanayo.

Safari  Restaurant

123-137 Harlesden London

NW10 4TR

Time:  06:00 to 11:00pm habeenimo

Saturday  23/04/2016

Cidda Xafladan Abaabulaysa ee isku duba ridkeeda aad kala xidhiidhaysaan waa:

Guddoomiyaha Abaabulka iyo Wacyigalinta Dalka UK Ee Xisbiga UCID.

Mr. Abdiqaadir Cali Qawdhan     07479687144

 

 

Mr.  Abdulqadir Mohamed (Cukaashe)

Xoghayaha Xidhiidhka Saxaafadda Dalka UK Ee Xisbiga UCID

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews