“Hadii Laga Fursan Waayo Tahriibka Waa In Ay Dadku Dabaasha Sii Bartaan “..Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldsaan Cabdiqadir
April 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu ka hadley dhalinyartii dhawaan ku leedey Badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga .
![suldaan](http://i0.wp.com/ilaysnews.com/wp-content/uploads/2016/03/suldaan.jpg?resize=475%2C207)