berberatoday.com
Nin Lagu Eedeeyey In Uu Ilmo Yar Ku Cunay Deegano Hoos Yimaada Gobalka Todheer Oo Ciidamada Amaanku Gacanta Ku Dhigeen
April 21, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Ciidamada Amaanka gobalka Togdheer ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen nin lagu eedeeyey in uu maalinkii shalay ahaa deeganka  Balli-Dhiig  ku cunay ilmo yar oo da,diisa tahay 11  Sanno  jir .

breaking  news

Taliyaha Ciidanka Degmada Doqoshay Cali Axmed (Cali Maleeye) ayaa xaqijiyay inay Ciidamada Booliska deegaanada oo iskashanayaa ay gacanta ku soo dhigeen Gacan ku Dhiiglahaasi,

Waxaanu Taliyuhu sheegay  inay gacan ku soo qabteen eedeysanaha Magalada Dhagax Dheer oo ka Tirsan Degmadda Balidhiig,

Dhinaca kale waxa uu taliyuhu cadeyay in qoyska uu ka soo jeedo nin lagu eedeynaayo in uu ilamaha yar cunay  ay gacanta usoo galiyeen Ciidanka Booliska waxaana hada lagu hayaa Jeelka Degmadda Dhoqoshay iyadoo la Filayo in loo dhaadhicin Doono Xabsiyada ku Yaala Magaladda  Burco.

 

 

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews