Somaliland oo Ciidamo u Gaar ah ladagaalanka Tahriibka Samaynaysa iyo Madaxweynekuxigenka Oo Shaaciyey
April 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay markii ugu horeysay shaacisey in la dhisi doono ciidan u gaar ah isla markaana ka hor tagi doona dadka tahriibaya.
Waxaana sidaasi laanta afka somaliga ee idaacada BBC,da u sheegay madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici waxana uu yidhi
![????????????????????????????????????](http://somalilandtoday.com/slt/wp-content/uploads/2016/04/CIIDAN.jpg)