berberatoday.com
Dawlada Mareykanka oo Abaal Marin Gudoonsiyay Gabardh U Dhalatay Dalka Somaliya Oo Ka Qayb Qadatay Wacyigalin Ku Aadan Nabad
April 23, 2016 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-Dalka Maraykan ayaa abaal-marin gudoonsisay gabadh Somaliyeed oo ku sugan degaanka Gaarisa ee Dalka Kenya abaalmarintan oo ay ku mutaysatay doorka wacyigalineed ee la dagalanka Argagaxisada,

ma(3).jpg

Caasha Xassan oo Da,deedu Tahay 24 ayaa waxay heshay abaal marinta loo yaqaano Hoggaamiyeyaasha Da’da Yar ee Soo Baxaya 2016 asbuucii tagay taasoo ay siisay Wasaarada Arimaha Dibada ee Mareykanka, Caasimada Mareykanka ee  Washington DC.

Caasha waxay ka mid ahayd toban qof oo dhallin yaro ah oo laga soo xushay daafaha caalamka oo idil oo ku guuleystay abaal marintaa.

Caasha ayaa sidoo kale horkacda koox dhallinyaro ah oo ka shaqeysa wadahadalka iyo nabadeynta. Caasha ayaa sheegtay in kadib markii ay garawsatay

khaladaadka kooxda Alshabaab ay go’aansatay in ay wacyigalin ka dhan ah argagixisonimada abuurto.

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews