berberatoday.com
Jiir Cali Madoobe Waa Kuma..? Qaybta 1aad”“Isagaa Is Gunaanaday Intuu Qool Isgaliyay”
April 23, 2016 - Written by Berbera Today

“Isagaa Is Gunaanaday Intuu Qool Isgaliyay”

Jiir Cali Madoobe

Ninka isa siiyay jagadii Gudoomiye Ku Xigeenka Saddexaad ee Ucid. waa ninka xil aan loo dooran oo aanu u qalmin oo waliba sifo sharcidaro ah loogu magacaabay xil aanu lahayn ee waliba ku qanacsan ee inta uu warbaahinta soo fadhiisay wuxuu doono iskaga hadlay, ayaa maanta ka damqaday comment aan ka bixiyay waraysi uu Cabdiraxmaan Fantastic la yeshay Waraysigaas oo ahaa kii iiguqosolka badnaa, Jiir wuxuu ku haftay Suaalo darandoori ah oo wariyuhu ka gaadh gaadh siiyay, . Jawaab kasta oo uu bixiyana wuxuu yidhaa waxaan ahay gudd. Xigeenka 3aad.

Jiir cali madoobe waa ninka 10 sano ku jiray siyaasada Somaliland ee hadana aan wali siyaasada ku baaluqin ee buuryo qabka ah, Arday kasta waxa laga eegaa macalinkiisa kaas ayaa tusaale kuu noqon kara, jiir macalinkiisa siyaasadu waa faysal cali waraabe. Dee ninka jaamacadii faysal kazoo baxay iga wala inaan adhiga loo diranayn, Waxa nasiib daro in manta xisbigii ucid ay hiigayaan dad aan u qalmin oo ay ahayd in siyaasada laga fadhiisyo. Kursi aanu lahayn, kursi aan loo dooran, kursi aanu qaadi karayn ayuu jiir yidhi anigaa badalaya gudd. Ku xigeenkii 3aad ee Ucid, Waa waxaan dhici Karin.

jiir wuxuu ka mid yahay magafayaasha siyaasada ee madaxtooyada $100 laga soo siiyo ee lagu yidhaa nasoo basaas xisbiga ucid ee hala ogaado ayaan leeyahay. Laakiin way dhowdahay maalinta ay kaas iyo kuwa kale ay daaqada ka baxayaan, shirkaas golaha dhexe wuxuu noqon doonaa mid ucid lagu badbaadiyo lagana safeeyo dilaalinta dabada ku haya Xisbiga kulmiye ee loo adeegsanayo waxyeelada xisbigooda.

Alaa Mahad Leh.
Maxamed Dubad Gacayte
Lasoco Qaybaha Danbe.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews