berberatoday.com
Masuul Ka Tirsan Golaha Dhexe Ee Kulmiye, Fadhiyeyna Shirweynihii Lagu Doortay Muuse Biixi, Oo Sheegtay Afhayeenka UCID + Jamac Shabeel oo Warbaahinta La Baryaayey Inay Ka Duuwan+Shirqooladdi Kulmiye Usoo Maleegayey Musharrax Jamal Oo Waji-cusub Galay
April 23, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubno waji Ku Macaash ah oo uu soo abaabulay Gudoomiyaha golaha dhexee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel oo maanta qado ugu sameeyey Huteel Dalxiis ee magaaladda Hargeysa, ayaa bilaabay inay sheegtaan Xisbiga Ucid inay xilalka hayaan been abuur ah xisbiga UCID. Iyaddo la faray inay aflagaado qaawan ku qaadan Musharraxa xilka madaxweyne ee Xisbiga Ucid Md. Jamal Cali.

Sidooo kale, shaqsiyaadkan maanta uu soo abaabulay hoggaanka sarre ee Xisbiga kULMIYE, kana mid ahaa gacan-yarayaashii Muuse Biixi oo ah Musharraxa Xilka Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye, kuwaasoo maanta keenay inay sheegtaan inay xilal ka hayaan xisbiga kale ee mucaaridka ah ee Ucid. Isla markaana warbaahinta lasoo hor-fadhiistay inay kala yihiinafhayeenka xisbiga iyo sidoo kale, gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Ucid.

Tallaabada fadeexadda ah ee ay ku kaceen masuuliyiinta xisbiga xukuumiga ah ee Kulmiye ayaa markhaati ka ah duulaanka qaawan ee ay ku hayaan xisbiga mucaaridka ah ee ucid oo la doonayo in gabi-ahaanba la baabiyo, isla markaana ay damacsan yihiin inay inay inqilaabaan musharraxa xisbiga Ucid soo saaray, ee lagu doortay kalfadhii goleha dhexee ee xisbiga Ucid.

Si kastaba ha ahaatee, waxa dhacday maanta inay xubno kamid ah golaha dhexee ee xisbiga kulmiye ay sheegtaan afhayeenka xisbiga ucid sidoo kale, ay masuuliyiinta xisbiga Kulmiye ee uu kamid yahay gudoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga Xukuumiga ah ee kulmiye Jaamac shabeel.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews