Kenya Oo Heshiis Muhiim Ah Ku Weyday Weerarada Al Shabaab
April 24, 2016 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxda dalalka Bariga Afrika ee ku shirayay magaalada Kampala ayaa go’aan waxey ku gaadheen inay dhistaan dhuun weyn oo shidaalka ka qaada Ugandha oo ay gaadhsiiso Tanzaniya.
