berberatoday.com
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Marwadiis Oo Ka Cago-jiidaysa Inay Wajahaan Dacwad Ciqaab Ah Oo Ay Kusoo Ooggeen Laba Wargeys Oo Madaxbanaan, Kana Soo Xaadari Waayey Fadhigii Shalay Ee Maxkamada
April 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-iyaddoo shalay bulshada somaliland si weyn isha ugu haysay laba dacwadood oo ay dhibane ka yihiin Madaxweyne iyo marwadiisu xeer ilaalintu kusoo oogtay labada wargeys ee madaxabanaan ogaal iyo hubsad. Kuwaasoo edda loo haystaa tahay inay qoreen warar laga dhibsaday aqalka Madaxtoyaadd.
 Baaqashada dacwadda wargeyska hubsad ee maxkamada ayaa noqoneysa markii shanaad, ee madaxtooyaddu kasoo xaadiriweydo. Sidoo kalena wargeys ka ogaal ayaa isna sidaa si lamid ah kiiska loo haysto madaxtooyadu baaqisay. 
Bulshada somaliland iyo hayaddaha xaquuqal insaanka ayaa walac weynka qabbaa awood sheegashada madaxtooyaddu ku hayso saxaafadda 
Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews