Marxuum Mahamud Caydiid Lafcanbe Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magalada Toronto Iyo Dadweyne Tiro Badan Oo Kasoo Qayb Galay+Daawo Sawirada
April 25, 2016 - Written by Berbera Today
Toronto(Canada)-Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun alle ha unaxariiste Waxaa Toronto ku Geeriyooday Marxuum Mahamud Caydiid Lafcanbe oo ahaa Aas aasayashii Xisbiga Kulmiye isla mar ahantaa kasoo qayb qaatay Aas aaskii iyo Somaliland waxaana marxuumka bulshada reer Somaliland ee dalkaasi Canada Ku dhaqani usameeyeen aas qaran.