Wasiirada Hawlaha Guud Iyo Diinta & Awqaafta Somaliland Oo Ka Qayb Galay Dhagax Dhiga Masjid Jaamaca Weyn Oo Ceerigaabo Laga Dhisaayo.(Sawirro)
April 25, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirada Wasaaarada Diinta iyo Aw-qaafta Sheekh Khaliil Cabdilahi Axmed iyo Wasiirka Hawlaha guud Cali Xasan Maxamed Ayaa Ka Qaybgalay munaasibadd balaadhan oo lagu dhagax dhigay dhismaha Masjid Jaamaca Weyn ee Magaaladda Ceerigaabo.

Waxaa Kaloo Kusugnaa Oo Kasoo Qaybgalay Dhagaxdhigani Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Sheekh Khaliil ,Madxda Laamaha Dawalada Gobalka Sanaag .