berberatoday.com
Xoghayaha xuquuqal insaanka ee xisbiga ucid xuseen badmaax oo talooyin sharci usoo jeediyey horjoogayaasha saddexda xisbiga qaran
April 25, 2016 - Written by Berbera Today

“xisbiga kulmiye.Waad aragtaan kulmiye dhexdiisa inay ka jiraan saddex kooxood oo midiba kuwa kale ay ku leedahay waa qayrul sharci. Taana waxa keentay ku dhaqan la’aanta xeer hoosaadkooda iyo xeerka nidaamka xisbiyada qaranka.Dhibka iyo baqashada kulmiye ka haysa doorashada inagu soo fool leh ayay xoog saareen “. “Sadexda Xisbi qaran haday dhaqmi waayaan dastuurka,xeerarka xisbiyada iyo shuruucda u taal dalka waa xaqiiqa ah inaan la heli doonin xukuumada ku dhaqanta cadaalad.Bal eeg xukuumada kulmiye waxay fadhiidka u noqotay nidaam la’aanta ilaa maanta ka jirta xisbiga kulmiye.Waad aragtaan kulmiye dhexdiisa inay ka jiraan saddex kooxood oo midiba kuwa kale ay ku leedahay waa qayrul sharci. Taana waxa keentay ku dhaqan la’aanta xeer hoosaadkooda iyo xeerka nidaamka xisbiyada qaranka.Dhibka iyo baqashada kulmiye ka haysa doorashada inagu soo fool leh ayay xoog saareen xisbiga ucid oo ah ka dhuunta gooyay oo shacaabku maanta rajo ka qabaaan.Tanina waa ta iska horkeentay xisbiga ucid.Waxaynu ognahay kulmiye iyo xukuumadiisu inay qori dab ah kula dhex jiraan xisbiga ucid.Tanina waxay ucid ka abuurtay inta wax ma garatada ah ee qabiil iyo nin jaclaysi caqlgoodu ku egyahay inay ucid dhexdiisa dab ka sii huriyaan halkay midnimada ka adkayn lahaayeen oo ay meel dheer wax  ka arkaan,kana tashan lahaayeen sidii ay waxa uga bedeli lahaayeen jidkan keli taliska ah ee dalku ku jiray 25sano,ucid inay curiso in xisbigu ku dhaqmo xeer hoosaadkooda iyo xeerarka nidaamka xisbiyada si ay suurta gal u noqoto inay dalka ku hogaamiyaan ku dhaqanka dastuurka iyo shuruucda iyo cadaalad.Waan ayaan darro maanta ucid inuu dhexdiisa arinku kaga qaloocdo.Qaladku wuu dhacaa balse ficiltan aan macne lahayn haduu qaladkii jiray cirka ku sii laalmo waxay taasi ku tusaysaa xisbigu inuu dib uga dhacaayo hiigsigii ahaa inuu dalka hogaamiyo..Waxan xubnaha ucid u soo jeedinayaa inay isku dan noqdaan,lana joojiyo eedaymaha dhiciska ah ee media-ha laysu marinaayo.Waxii khaldan waa inay dhamaan madaxda xisbigu gacanta ku dhigaan oo laga wada hadlaa ayadoo la adeegsanayo xeerka xisbiga.  
Xuseen Xasan Badmaax
Wa bilaahi tawfiiq”.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews