berberatoday.com
“Ammaan Been ah Yaynaan Iskula Dul kufin, Dulmi Diid Dulmi Doon ah Marka Hore Ayaanu Ahayn Dulmi Diid”.Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan,
April 26, 2016 - Written by Berbera Today

Cabdirshiid Xasan MataanHargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Wadani Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa  qoraalkooban oo uu soo dhigay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee Facebookga Wuxu si cilmiyaysan uga jawaabay hadalo uu dhawaan gudoomiyaha madasha wadashiga iyo toosinta qaranka Xasan Guure ka soo yeedhay kuwaasi oo uu ku amaanay Murashaxa Xisbiga Kulmiye isagoo horena u duri jiray xukuumada siilaanyo hadaba Siyaasi Cadbirashiid Xasan Mataan oo arintaa ka  halayaa ayaa wuxu udhiganaa sidan;

“Hijradii Rasuulkeena CSWS eh ayaa dad badani raacay qofba si uu ku raacayba. Rasuulkeena naxariisi korkiisa ha ahaatee ayaa dadka u iftiimiyey in hugunka la is dhexqaaday oo aanay isu ujeeddo ahayn inta soo baxday ama raacday hijradii.

Waxa maanta dalka ka taliya madaxwayne ku suntan inu hogaaminayey halgan, Guddoomiye iyo ku xigeen xisbul xaakim oo la mid ah, Guddoomiye guurti la mid ah talada dalka lagu maamulayna waxay ka hooseeysaa tii ay ka halgameen ee ay duminayeen.

Ammaan been ah yaynaan iskula dul kufin, dulmi diid dulmi doon ah marka hore ayaanu ahayn dulmi diid saaxiibkay Xasan Guure waxan leeyahay dib hala isu xisaabiyo.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews