Dabley Hubeysan Nin Ganacsade Ahaa Ku Dilay Magaalada Muqdisho
April 26, 2016 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Dableey Hubeysan ayaa Aroornimadii saaka waxa ay ku dileen Magaalada Muqdisho Nin Ganacsade ahaa.
![moq](http://i1.wp.com/ilaysnews.com/wp-content/uploads/2016/02/moq.jpg?resize=428%2C280)
Dilkaan ayaa ka dhacay Degmada Dharkeynleey iyadoona Kooxo Bastoolado ku hubeysan ay dileen xilli uu Salaada Subax soo Dukaday Aadan Afgooye oo ahaa Ganacsade dhawaan Qurbaha ka yimid.