berberatoday.com
Kulan Xiiso Iyo Xamasad Badan Oo Caawa Dhexmari Doona Kooxaha Manchester City Vs Real Madrid
April 26, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Manchester City ayaa soo dhaweyneysa kooxda Real Madrid kulanka lugta koowaad ee Champions league wareegisiia afar dhamaadka kaasoo ka dhici doona garoonka Etihad Stadiun ee magaalada Manchester ee dalka ingiriiska.

Kulanka: Manchester City Vs Real Madrid

Garoonka: Etihad Stadium

Saacada Geeska Afrika: 9:45 Habeenimo.

 

Real-Madrid-vs-Manchester-City-UEFA-champions-league-semi-final-match-566x300

Man City ayaa kulankaan ciyaareysaa iyadoo niyad fiicna heysata kadib markii ay taariikh sameeyeen una soo guddbeen wareega afar dhamaadka tartankaan markii ugu horeysay tariikhda kooxdaan sidoo kalena guul ka gaaray koox kamid ah kooxihii ugu cadcadaa tartanka ee PSG.

Kulankaan ayaa maclain Manuell Pellegrini ayaa kulankaan ciyaareysa iyadoo uu ka maqan yahay kabtan ku xigeenkeeda Yaya Toure, xidiga garabka ee Samir Nasri kuwaasoo labada dhaawac kus eegi doona kulankaa, dhanka kale waxaa taam buuxa u ah kulankaan kabtanka City ee Vicent Kompany kaasoo lix todobaad garoomada uga maqnaa dhaawac kubka ah.

Raheem Sterling ayaa isna taam u ah kulankaan waxayna kooxda City sidoo kale kulankaan il gaar ah u yeelan doontaa xidigaheeda Kun Aguero iyo Kevin De Bryune.

Dhanka Real Madrid, macalin Zidane ayaa xalay xaqiijiyay in Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema ay labadaba taan u yihiin kulankaan, sidoo kale waxaa dhaawac kasoo laabtay Daniu Carvajal kaasoo booska daafaca midig ka badali doona Danilo halka Sergio Ramos iyo Luka Modric oo la nasiyay kulankii Rayo ay dib ugu soo laaban doonaan shaxda macalin Zizu.

Shaxda ay labaad kooxod ku soo galayan ciyaarta

Manchester City(4-2-3-1 ): Hart; Sagna, Otamendi, Mangala, Clichy; Fernando, Fernandinho; Navas, De Bruyne, Silva; Agüero

Real Madrid (4-3-3): Navas; Carvajal, Pepe, Ramos, Marcelo; Modric, Casemiro, Kroos; Bale, Benzema, Ronaldo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews