berberatoday.com
Masar: Booliska oo Aad u Adkeeyay Amaanka Kadib Cabsi Laga Qabo Mudaharaadyo Waawayn
April 26, 2016 - Written by Berbera Today

masarCairo(Berberatoday.com)-Boliis ayaa la geeyay magaalo madaxda Masar ee Qaahira, ka hor intaan la qaban banaanbax la qorshaynayo.

Boliiska rabshadaha iyo baabuurta hubaysan ayaa la dhigay dhowr meelood, oo ay ku jirto Taxriir Square oo ah meeshii ay ka bilaabatay kacdoonkii Masar.

Mudaaharaadka ayaa looga soo horjeedaa go’aanka dowladda ee ay ku siisay laba jasiiradood ee istaraatijad ah Sacuudi Carabiya.

Madaxweynaha Cabul Fattah al Sisi ayaa ku dhiiri galiyay dadkiisa inay midoobaan si ay u difaacaan dowlada iyo hayadaheeda.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews