berberatoday.com
Sheekh Maxamed Idiris Oo Maanta Mar Kale Hor-Imaanaya Maxkamadku Taalla Dalka Mareykanka Ka Dib Markii Xagjirnimo Lagu Eedeeyey
April 26, 2016 - Written by Berbera Today

Washiton(Berberatoday.com)-Sh. Maxamed Idiris oo ka tirsan culumada Soomaalida ah ee ku nool Mareykanka ayaa waxaa u bilaabaysa maxkamadii u dambeysay, iyadoo lagu wado inay socoto laba maalmood oo xidhiidh ah .

idirs

Sheekh Maxamed Idiris oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu ku rajo-weyn yahay in ALLE SWT uu uga hiillin doono Maxkaamdda, wax wal-wal ahna uusan qabin, waxaana uu Sheekhu sheegay in loo haysto muslimnimadiisa, balse aanay jirin wax dambi ah oo uu galay waxaana uu yidhi

“Walaalaha Muslimiinta, waxaan ka codsanaynaa inay ii soo duceeyaan oo ay i garab is-taagaan, ma jirto dambi aan galay, balse waxa la igu hayso waa inaan Muslim ahay oo keliya. Tan kale ma jirto wax walwal ah waana guuleysan doonaa haddii ALLE ogolaado,” ayuu yidhi Sheekh Maxamed oo baraha Bulshadu ku xiriirto kala hadlayay shacabka Soomaaliyeed.

Dacwad-oogayaal Mareykan ah ayaa waaxay Sheekh Maxamed Idiris ku eedeeyeen inuu taageero kooxo Argagaxiso ah, iyadoo aysan ahayn markii ugu horreysay oo la soo taago Sheekha Maxkamad.

“Maxkamadda waxaan filayaa inay laba maalmood oo xidhiidh a h  socon doonto, balse ALLE waxaan ka rajeynayaa inaan ka guuleysan doono, waayo EEBBE ayaa inooga hiillinaya,” ayuu Sh. Maxamed Idiris ku qoray bartiisa Facebook-ga.

Ugu dambeyn, Sheekha Maxamed Idiris oo ku nool gobolka Minnesota ayaanan ahayn Sheekhii ugu horreeyay oo lagu soo eedeeyay inuu taago kooxaha loogu yeero Argagaxisada.

 

 

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews