Ma Ogtahay In Madaxwaynayaashii Somaliya Soo Marey Mid Ka Mid ahi uu haybta uu kasoo jeedo Si gooniya u takooray isagoo saaray cadaadis balaadhan Oo Dhinac Walba Leh iLaa Uu Xataa Markii Uu Xilka Ka Tagay Dagaal Toos Ah La Galay. Suldaan Cabdikariin Guuleed dulmi-diid
April 27, 2016 - Written by Berbera Today
Ma Ogtahay in madaxwaynayaashii SOMALIYA soo marey mid ka mid ahi uu haybta uu kasoo jeedo Si gooniya u takooray isagoo saaray cadaadis balaadhan oo dhinac walba leh ilaa uu xataa markii uu xilka ka tagay dagaal toos ah la galay…………………………… hadaba bal si wacan u akhriso aniga iyo mas,uul beeshaas kasoo jeeda sheekadii Na dhexmartey Magaciisu waa dulmane……………………….. Dulmane Sheeko uu iiga sheekeeyey ayaa iigu kaliftay in aan idiinka oo dhana idiinka sheekeeyo balhadaba maxuu iiga sheekeeyey dulmane……………………..?Dulmane waxa uu safar Ku tagay wadan ka mid ah wadamada carabta waxaanu maalin maalmaha ka mid ah iska xaadiriyey safaarada wadan kaasi ugu taala SOMALIYA waxay ahayd in uu safaaradaasi ka qaato passport waxaa ka mid ahayd Su,aalihii la weydiiyey meeqo sano ayaad jirtaa waxuu Ku jawaabay jawaab yaab leh oo ka yaabisay dadkii maalintaas halkaas joogay iyo cidkastoo maqashayba…………………….. Waxuu yidhi waxaan ahay 13 jir waxaanu u muuqaal eekaa da,ada u dhaxaysa 30-40 sano waxaa mar kale la weydiiyey maxaad ULA jeedaa 13 jir baan ahay soowdiga ninka wayn ah………………………………..