berberatoday.com
Muuse Biixi Oo Waji-gabax Kala Kulmay Saffaraddaha Mareykanka, Ingiriiska Kuna Daba Xiiqay Inuu La Kulmo Safiiradda Dalalka Reer Galbeedka Iyo Gudoomiye Cirro Oo Haadan Dheer Uga Talaabsaday, Kenya Oo Albaabka Ka Xidhatay.
April 27, 2016 - Written by Berbera Today

Nairobi(Berberatoday.com)-gudoomiyaha xisbiga kulmiye Md. Muuse biixi cabdi ayaa ku fashilmay inuu la kulmi diblumaasiyiin ka tirsan Dawladah reer galbeedka, isla markaana soo taaban kari waayey ujeedka safarkiisii Nairobi uu ku joogay. Isagoo damacsanaa inuu dhamaan la kulmo safaaraddihii gudoomiyaha xisbiga wadani Md. Cirro la kulmay dhowaan. Iyaddoo gudoomiyaha waddani lasoo kulmay in ka badan 15 safiir iyo weliba wasiirka arrimaha dibeda ee dalka Kenya mss aamina.
Geesta kale gudoomiyaha xisbiga xukuumiga ah ee kulmiye muj muuse biixi oo ay weheliyaan wasiiradda arrimaha dibeda somaliland Dr SACAD Cali shire iyo wasiirka madaxtooyadda Md. Maxamuud xaashi Cabdi ayaa ku fashilmay inay la kulmaan diblamaasiyiin heer caalami ah, marka laga reebbo safiirka dalka Denmark. 
Sidoo kale, Muuse biixi waxa albaabada kasoo xidhay dawladda Kenya, iyadoo aanu weli la kulmin masuul wata darajo sare. Waxanu muuse tallaabo tan oo kale ahii hore uga soo martay Dalka aynu xuududka leenahay ee itoobiya oo uu dhowaan safarku tagay, isla markaana waxa uu dirqi kaga qaybgalay xuska dhalashadda boqoraddada dalka ingiriiska iyaddoo uu musharraxa kulmiye ku fashilmay inuu la kulmo wax masuuliyiin ah oo kamid ah danjirayaasha dawladda itoobiya u fadhiya dawladdaha caalamiga ah ee reer galbeedka. 
Todobaadkan u danbeeyey waxa uu haddana higsaaday musharax muuse oo uu isku dayey inuu fiise ka qaato safaaradda dalka mareykanka ee ku Taala Nairobi,Hase-yeeshee waxa uu kala kulmay waji gabax iyo diidmo cadaan ah. Waxanu gudoomiye muuse damacsanaa inuu ka daba tago gudoomiyaha xisbiga wadani Md. oo shalay ka duulay garoonka diyaaraddaha ee Hargeysa, isla saakana si weyn loogu soo dhoweeyey dalka maraykanka isaga iyo wafti uu hoggaamonaayo.
Xigasho Xogreebnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews