berberatoday.com
Burco”Masuuliyiinta Urur Dhalinyaro Oo Kasoo Jeeda Beelaha Bariga Burco Oo Loo Xidhxidhay Muuse Biixi Khasab Ku Taageera
April 28, 2016 - Written by Berbera Today

MidnimoBurco(Berberatoday.com)-Warar hada nasoo gaadhaya ayaa noo xaqiijiyaya in xabsiga loo taxaabay Laba Xubnood oo ka mid ah Ururka dhalinyarada Midnimo ee Gobolada Bariga Somaliland,labada Xubnood oo Goor dhawayd lagu xidhay Magaalada Burco ayaa kala ah Gudoomiyihii Ururka dhalinyada Midimo Axmed Abyan iyo C/csiis Xoogsade oo ah xubin ka mid ah ururkaasi,Wararka aanu ka helayno xadhiga Xubnahan ayaa sheegaya in ay ka danbaysay shir jar,aaid oo ay dhawaan qabteen labadan xubnood iyo xubin kale oo aan wali iyada gacanta lagu dhigin kaasi oo ay ku sheegeen inay kalsoonidii kala noqdeen kala noqdeen Xisbiga Kulmiye maadaana loo afduubay Muuse Biixi Cabdi. Dhacdadan ayaa ah mid ka hor imanaysa Xoriyatal qawlka waxaanay ka mid tahay faduubta iyo inqilaabkiii uu muuse Biixi Kursiga ku fuulay. Dhanka kale Taliyahaha Qaybta Booliska Gobolka Togdheer Axmed maxamed guutaale oo aanu isku daynay inaanu waxa ka watdiino ayaanay noo suuro galin Telefoonkiisa gacanta oo Xidhnaa awgeed.

 

Midnimo

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews