berberatoday.com
MAGACIIBAY DILEEN MAAN LAAWAYAASHU, CUMAAMADO QAATA SIDA DABA QALOOCDA
April 28, 2016 - Written by Berbera Today

MAGACIIBAY DILEEN MAAN LAAWAYAASHU
Waxay sheegteen inay yihiin aqoontii gobolka, waxay sheegteen inay yihiin dhalintii gobolka
Ceebay soo hooyeen, calooshood u shaqaystayaashu,
Maalmahan waxa socotay kaambayn loo wado musa biixi oo loogu raadinayo tageero dhalinyarada gobolka saahil ah,
Miyaan wali lagu gudbin waji ku macaashkii, Miyaan wali laga gudbin hebelbaan wataa, maxay kordhiyeen shahaadooyinkii la qaatay ama la sitaa.
Maxay aqoontu idiinka muuqan wayday, maxaa idinku kalifay inaad u shaqaysaan sida cuqaasha daba qaloocda ah,
Maxaa keenay in hudheelo la idiinku yeedho, Aad taageertidbee maxaad ku taageertay, Durba ma waxaad horseeday in ninba halkuu doon moodo raaco,
6 sano oo karbaasha ayuu gobolka saahil iyo dadkiisuba ku jireen, Adna ma 5 danbaad ugu dartay ,
Galiilyoodayey galabta warkay sheegayeeen

 

 

 

Ahmed-nasir Jamac Muxumed

Berbera/Somaliland

Yamyam@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews