Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex Oo Mudaysay Xaraashka Dhismaha Xawaaladii Kacday Ee Qaran Express.
April 28, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.net/com)-Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ayaa mudaysay wakhtiga la bilaabayo xaraashka dhismaha xawaaladii Qaran Express oo ah dhisme fooq ah oo ku yaala badhtamah amagaalada Hargeysa.
![qaran 1](http://www.mandheera.com/wp-content/uploads/2016/04/qaran-1.png)
Bari……………… WaddoQoraal Naadin Xaaraash ah oo uu soo saaray guddoomiyaha Maxkamadda gobalka Maroodi Jeex Md. Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa wuxuu u qornaa sidan “Maxakamada gobolka M/jeex Hargeysa waxay naadinaysaa Si waafaqsan Qod.398. 401. XHM xaraashka fooqa xawaalada kacaday Ex Qaran Express eek u yaala badhtamaha suuqa Caasimada hargeysa kasoo horjeedka xarunta guud ee dahabshiil fooqana ay jihooyinkiisu kala yihiin sidan