Taliyaha Ciidamda Wadooyinka Somaliland Oo Ka Hadley Shil Gaadhi Oo Saaka Ka Dhacey Duleedka Magaaalada Hargeysa
April 28, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidamada wadooyinka Somaliland Faysal Xiis ayaa waxaa uu ka hadley shil gaadhi oo saaka ka dhacey tuulada Haleeya ee duleedka magaalada Hargeysa .
