berberatoday.com
Wasiirka Wasaarada Dub Dejinta Iyo Xoghaya Dawlada Hoose Degmada Berbera Oo Dad Danyar Ah Ku Wareejiyay Guryo Qabyo Ah Oo Bilaa Alabaabo Iyo Daaqado Ah+Xoghaya Dawlada Hoose Berbera Oo Ku Fashil May Shaqadii Uu Qaranka U Hayay”Sidiiq Carab
April 29, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.net./com)-Wasiirka Wasaarada Dud Dejinta Cali Siciid Raygal & Xoogyahay Dawlada Hose Degmada Berbera C/Karin Aadan Cade Ayaa Saka Danyarta Magaalada Berbera ku wareejiyay Guryo Bilaa Albabadaa & Daaqado Ah Guryahan Ayaa La sheegay In ay dhistay Dawlada Hoose Berbera Laakin Sida Uu Sheegay Wasiirku Waxaa Guryahan Dhistay Dawlada Japan Iyadoo Wakiil ay Uga Tahay Haayada UN HAPITAT
Dadka Danyartan Ayaa Waxa Laga Soo Guray Guryaha Ay Daganaayen Oo Ay Leedahay Dawladu Kuwaas Oo Ka Dhisan Badhtamah Magaalada Berbera
Guryahan Lagu Wareejiyay Dadka Danyarta ah ayaa ka maqan yihiin adeegyadii aasaasiga ah ee laydhkii,Biyihii & Wado Tagta Xaafadan Cusub Iydoo Ay Tahay Wadada Tagtaan Mid Ciid ah Oo aanay Marin Karin Gawaadhida Yaryar Ee Ka Dhex Shaqeysata Maagalada Berbera Sidoo Kalena Guryuhu Ay Yihiin Mid Qabyo Ah Oo Gudaha Bilaa Albaabada & Daaqado Ah
Sidoo Kalena Guryahan Ayaa Magaalada Berbera U Jira 4km Kagana Beegan Cidhifka Konfur bari ee Xaafada Finland Guryahan Oo dhamaan Ay Ka Maqan Yihiin Baahidii Aasaasiga Aheyd
Xoghaya Dawlada Hoose Degmada Berbera C/Karin Aadan Cade Ayaa Ah Masuul Xilka Xooghaye Nimo Hayay Mud Ku Siman 5 Bilood Sidoo Kalena Aan u Bislaan sidii waajibadaaka saran uu u gudahan Lahaa
Xoghaye C/Karin Aadan Cade Guryahan ay dhistay Dawlada Japan Ku Tilmaamay Inuu ay Dhistay Dawlada hoose Berbera Lkn Sida Uu Cadeeyay Wasiirka Dub Dajinta Somaliland Waxaa Guryahan Dhistay Dawlada Japan Oo Deeq Ahaan U Soo Bixisay
C/Karin Aadan Cade ayaa Xilka Ku Noqday Mid Culus Oo Waajibaad Kii Sarnaa Aan Gudo Waayay Isagoo Xafiiska Uu Ku Leeyahay Dawlada Hoose Berbera Aan Habyaraate Soo Fadhisan Aama Aan U Shaqeyn Dadka Danyarata Ah Bilaabay In Habeenkii Laga Shaqeeyo Xafiisyada Dhulka
Isagoo Ah Xogahye U Dhuun Daloola Dadka Lacagta Haysta Dadka Danyarta Ahna Qodax Ku Taagan Ku Noqday

 

 

 

 

 

 

DSC07338

DSC07354DSC07338

 

DSC07350 DSC07351 DSC07352 DSC07353

DSC07355 DSC07356 DSC07357

Reporter By Sidiiq Carab Saleeban

Berbera/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews