berberatoday.com
“Maxaa Hargeysa Ka jira?, Nin Gaal Ah Oo Swedish Ah, Ayaa Habeen Walba Yidhi Gabadh Hala Keeno” Sheekh Aadan-Siiro”Daawo Muuqal
April 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa isbarbar-dhigay Sababihii keenay in Muslimiintu ku jabaan Dagaalkii UXUD iyo Sababaha Somaliland u horseedaya Mushkiladaha baahidu ka mid tahay.

download (3)

Sheekh Aadan-Siiro, waxa uu sheegay in Sababaha ay Saxaabadii Nebigu ugu jabeen Dagaalkii UXUD ahayd in Koox gaar ahi isku deyday inay qaadato wixii Muslimiinta ka dhexeeyay ee lagala hadhay Gaaladii Reer Qureysh, laakiin markii ay ku mashquuleen Xoolahaasi la dhabar jabiyey oo laga adkaaday, isagoo taasi ku mataalay in dhibaatooyinka kala duwan ee haysta Shacabka Somaliland ay Sababteedu tahay in Kooxo Gaar ahi u heshiiyeen inay qaataan Hantida Ummadda ka dhexeysa.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews