berberatoday.com
Daawo Sawiradda: Shirweynihii Qaarada Yurub ee Xisbiga Kulmiye oo lagu qabtay Caasimada Wadanka finland
May 1, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Hilsinki (Berberatoday.com)- Shirwaynihii labaad ee Laamaha Xisbiga Kulmiye ee Dalalka yurub ayaa Shalay lagu Soo Gabogabeeyay Magaalada Helsinki ee Dalka Finland, Shirkaasi oo muddo laba Maalmood ah Socday halkaasi ayaa waxaa kasoo qayb galay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland , Lataliyaha Madaxwaynaha ee Arimaha Dhaqaalaha Axmed Xasan Carwo iyo Dhamaan Hogaanka laamaha Yurub ee Xisbiga Kulmiye.

Shirkaasi oo ahaa Mid lagu Dardar galinayay Laamaha Xisbiga kulmiye ee Dalalka Yurub isla markaana lagaga Arinsanayay sidii Xisbul xaakimka kulmiye mar labaad Saaxada Siyaasada Dalka Hogaanka ugu qaban lahaa, sidoo kale waxaa lagaga hadlay halkaasi sidii laamaha Yurub Kaalin Dhaqaale oo mugleh uga Gaysn lahaayeen Ololaha Doorashooyinka iyo Kaambaynka Xisbigu uu kaga Gudbi karo Caqabadaha Soo Socda ee Doorashooyinka Madaxtinimo ee Somaliland .

Shirar Goos Goos ah oo labadii Habeen ee ugu Danbeeyay halkaasi ka Socday ayaa Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) oo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi usoo diray Shirkan kusoo Bandhigay Qaabka ugu Macquulsan ee la isugu Xidhi karo laamaha Xisbiga isla markaana si wada jir ah ay Gacan Buuxda uga gaysan lahaayeen Taakulaynta Dhaqaale ee Xisbiga Kulmiye wakhtiyada Doorashooyinka.

 

IMG_1128 IMG_1131 IMG_1139 IMG_1145 IMG_1152 IMG_1157 IMG_1158 IMG_1164 IMG_1171 IMG_1177 IMG_1182 IMG_1187 IMG_1195 IMG_1198 IMG_1213 IMG_1214 IMG_1215 IMG_1217 IMG_1218 IMG_1225 IMG_1236 IMG_1238 IMG_1241 IMG_1244 IMG_1245 IMG_1247 IMG_1251 IMG_1258 IMG_1259 IMG_1260 IMG_1270 IMG_1284 IMG_1286 IMG_1287 IMG_1288 IMG_1290 IMG_1292 IMG_1295 IMG_1297 IMG_1300 IMG_1303 IMG_1307 IMG_1314 IMG_1315 IMG_1316 IMG_1322 IMG_1336

Berberatoday.com’

Helsinki/Finland

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews