berberatoday.com
Mingiste Xayle MariamWuxu Yidhi waxaan ridey cadawgii ugu weynaa ee ay laheyd Itoobiya ka hor intii anigu aanan dhicin oo xukunka leyga tuurin cadawgaas oo uu ku tilmaamay dawladdii Soomaaliya.
May 1, 2016 - Written by Berbera Today

Mingiste Hailu maryamMingiste Xayle Mariam madaxweynahii hore ee dalka Itoobiya ayaa markii xukunka laga tuurey Bishii May 21,keedii Sanadkii 1991,kii ee uu dabeedna u qaxay dalka Zimbabwe ayaa la weydiiyey: Ma ka xuntahay in xukunkii Itoobiya lagaa qaaday:

Waxa uu ku jawaabay: MAYA, waayo waxaan dhaliyey gool uusan dhalin madaxweyne iga horeeyey oo uusan dhalina doonin mid iga dambeeyana. Maxaad ula jeedaa ayaa la weydiiyey? Wuxuu yiri waxaan ridey cadawgii ugu weynaa ee ay laheyd Itoobiya ka hor intii anigu aanan dhicin oo xukunka leyga tuurin cadawgaas oo uu ku tilmaamay dawladdii Soomaaliya.

Markii madaxweyne Mingistu sidaas xukunka looga tuurey taladii Itoobiyana uu la wareegey Meles Zenaawi isaguna halkii ayuu ka sii wadey cadaawada ay Itoobiya u qabto somaliya iyadoo markuu uu dhinteyna Zenaawi haatan bur burinta somaliya hawshii la xiriirtey ay sii wadaan labada nin ee Tigrega ee kala ah wasiirka arimaha dibada Tedros Adhanom iyo Jeneraal Gabre kuwaasoo si toos ah amarka u siiya daba dhilafyo u adeegana ka dhigey madaxda somaliya.

Fadlan walaal adigoo mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqiriyaan qoraalkan.

 

 

 

 

Abdullahi Nuur Colombo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews