berberatoday.com
Wasiiradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan Oo Xaaladda Caafimaad Isutaga Imaaraadka Carabta Loogu Qaaday
May 1, 2016 - Written by Berbera Today

Samsam Cabdi AadanHargeysa(Berberatoday.com)-Ilahay Caafimaad sareecan ah ha siiyeen waxa maanta dalka dibediisa xaalad caafimaad oo deg deg ah loogu qaaday Wasiiradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, iyaddo la geyey dalka isku tagga imaaraadka caarabta gaar ahaanna magaaladda Dubai.
halkaasoo xaaladeeda caafimaad lagu soo dabiibaayo, waxana la sheegay inuu xanuunka Marwo samsam yahay Waddno xanuun xad-dhaaf ah iyo Xasaasiyadda. Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maalmahanba xaalad caafimaad darro u jiiftay hoyga ay ka degen tahay caasimadda somaliland ee hargeysa. ilahay waxaynu u weydiinaynaa inuu caafimaad ugu soo bedelo wasiiradda Qaranka Marwo Samsam Cabdi Aadan 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews