Anderson Cooper Oo Ah Nin Mareykan Ah Oo Uloleeya Isguursiga Dadka isku Jinsiga Ah(Gay Marriage) Oo Hargeysa Ku Sugan Iyo Xukumada Oo Aan Kawaraqabin Iyo Kulamo Lasheegay Inuu La Qaatay Dhalinyaro Reer Somaliland
May 2, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Anderson Cooper oo Ah Suxufi Maraykan ah oo Ka Hawl gala Talefiishanka CNN oo u Ololeeya Guurka Dadka Isku Jinsigaa (Gay Marriage) Ayaa Ku Sugan Magaalada Hargaisa,
Ninkan Ayaa Sheegay Inuu Yahay (Gay)
Qoraal uu Soo Dhigay Bartiisa Twitter Wuxuu Ku Sheegay Inuu Kulano Laqaatay Haween Iyo Rag Ku Sugan Caasimadda Hargaisa.
Waxaana Lagaranayn Ujeedka Rasmigaa ee Socdaalkiisan.
HADABA, Haday Dawladdu Arimahaas Waxba Ka Qaban wayday, Shacabkaa Laga rabaa Inay Ka Feejignaadaan Shakhsiyaadka Wada Dhaqan xumadan Caalamka Ka Jirta.