berberatoday.com
Cumar Seerbiya Oo Wax Ka Qoray Saxafi Anderson Cooper Oo Hargeysa Yimi
May 2, 2016 - Written by Berbera Today

Gay1Anderson Cooper oo ah saxafi ka shaqeeya Telefishanka CNN ee dalka maraykanka ayaa Hargeysa yimi masuuliyiin wasiirka warfaafinta Somaliland ka mid yahay ayaa soo dhaweeyey waxaana safarkiisa lagu sheegay inuu samaynayo barnaamij dunida tusaaya horumaro ay somaliland ka samaysay dhinacyo ay ka mid tahay waxbarashadu iyada oo laga faa’idaysanayo magaca dhinaca saxaafada uu dunida dhexdeeda ku leeyahay
.waxaanu booqday goobo ay ka mid yahay dugsiga waxbarashada ee Abaarso oo xidhiidh la leh waxbarashada dalka maraykanka
Masuul ka mid ah kuwii soo dhaweeyey ayaa ii sheegay inuu Anderson uu Somaliland joogay 28 saacadood ka dibna uu dhoofay .
Anderson waa nin aan muslim ahayn diin ahaan wax ka baxsan shaqada uu u yimina ma jirto cid cadaysay inuu kala hadlay .
Barta xogta lagu kaydsado ee Wikipedia ayaa warbaahinta Somaliland qaar iyo shakhsiyaad madax banaani ka soo xigteen inuu Anderson uu yahay nin aaminsan dhaqanka loo yaqaan Same sexy marriage ama inuuba yahay nin la qabo .
Qofku haddaanu muslim ahayn wax badan ayaa u fudud inuu sameeyo taasi oo jirta hadana aaminaadiisa gaarka ah iyo sida uu kuula dhaqmaa way kala duwan yihiin.
hore waxaan arkay taariikhda laba safiir oo midi Holland u dhashay oo Hargeysa yimi labaduba waxay aaminsanaayeen sida u qoran Guy Marriage waxaanan goobjoog ka ahaa hadalkoodii kamanay hadlin arrinta dhaqankooda ee arrimo siyaasadeed ayey ka hadleen
Anderson hore waxa uu u tagay Baydhabo iyo Muqdisho oo uu warbixino ka sameeyey

 

coper2

Coper

 

 

W/Qoray Cumar Serbiya

Hargeysa/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews