Daawo Muuqalka”Maareyaha Dekeda Berbera Oo Soo Bandhigay Heshiis Ganacsi Oo Dawlada Somaliland Iyo Itoobiya Wada Gaadheen Iyo Isticmaalka Dekeda Berbera
May 2, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Dekedaha Somaliland Eng. Cali Cumara Maxamed(Cali Xoorxor)ayaa maanta soo Bandhigay Heeshi Gancsi oo ay wada gaadheen dawlada Somaliland Iyo Itoobiya heshiiskaas oo ku takhaluqa Isticmaalka Dekeda Berbera ee shacabka iyo dawlada Itoobiya oo ka badan 90 milyan oo qof kuwaas oo kala qoomiyado ah,
Heshiiskan uu Maareye Cali Xoorxor Soo bandhigay ayaa ah mid in mudo ah ay lafa gurayeen khuburo dhinaca ganacsiga ah oo ka kala socotay labadaz dal ee Somaliland Iyo Itoobiya. waxaana lafa gurkaas kabcdi heshiis rasmiya laga gaadhay bishii sadexaad ee sanadkan aynu kujirno ee 2016ka.