berberatoday.com
Alle Ha Unaxariiste Xaaji Shide Xaaji Diiriye Faarax Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
May 3, 2016 - Written by Berbera Today

Marxuum Xaji ShideHargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuub Ilaahay Ha Unaxariiste waxa habeenkii xalay saacadihii danbe ku geeriyooday magaalada Hargeysa Xaaji Shide Xaaji Diiriye Faarax oo kamid ahaa odayaasha caanka ka ah guud ahaan gayiga Somalidu dagto  sidoo kale weaxa uu kamida ahaa culimada diinta fidisa ee aduunka uga tagay fidinta diinta islaamka, sidoo kale marxuumku waxa uu ahaa ganacsade siweyn looga yaqaan dhulka Somalidu dagto inteeda badan mudo dheerna ka soo shaqaynaayay ganacsiga noocyadiisa kala duwan.

Alle ha unaxariiste Marxuum Xaaji Shide Xaaji Diiriye Faarax  waxa dhawaan mudo hada laga joogo tobaneeyo maalmood uu ku siibtay Masjid uu ka dhisaya magaalada berbera kudhaw Hutelkiisa shide yare marmarkiisa lagu dul socdo waxaanu ka jabay misigta lugta bidix waxaanu lahaa macaan kadibna wuu bararay oo bararkii ayaa gaadhay wadnaha sidaasna wuu ku geeriyooday Alle ha Unaxariistee Marxuum Xaaji Shide Xaaji Diiriye Faarax.

Hadii aanu nahay bahda shabakada wararka Berberatoday.com waxa aanu tacsi udiraynaa guud ahaan Qaranka Somaliland ee uu kabaxay marxuumkaasi gaar ahaan qoyskii iyo eheladiisii gaarka ahayd anaga oo ilaahayna uga baryayna inuu naxaristiiu jano ka waraabiyo Marxuum Xaaji Shide Xaaji Diiriye Faarax oo kjamida ahaa ganacsatadii ugu horeysay ee Somaliland hadana ku danbeeyay tabliiqi fidinta diinta islaamka ka shaqeeya

 

Marxuum Xaji Shide

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews