berberatoday.com
Gaadhi Raashin Usiday Dad Danyar Ah Oo Isugu Jira Beeralay Iyo Reer Miyi Reer Guuraa Ah Oo Mudo Laba Bilood Ku Xidhan Saldhiga Dhexe Ee Berbera Iyo Sababta Loo Haysto
May 3, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Raashinkaasi Oo Saaran Gaadhi Nooha Ayaa Lagasoo Qabtay Deegaanka Biyoolay Oo Katirsan Gobolka Saaxil ,Waxaana Raashinkaasi Lasoo Qabtay Xili Ay Ciidamada Policeka Ay Hawlgal Halkaasi Utageen Kuwaasi Oo Baadi Goobaayay Dablay Hubaysan Oo Gashay Buuralaydaasi Deegaanka Biyoolay Kuwaasi Oo Lagu Eedaynaayay Inay Kadanbeeyeen Dilkii Alle Hawnaxariistee Taliye Casayr ,Oo Lagu Dilay Deegaankaasi Biyoolay ,Waxaana Tan Iyo Maalintaasi Uu Kuxidhnaa Raashinkaasi Oo Ay Leeyahiin Dad Masaakiina Oo Ubadan Beeralay Iyo Dad Reer Guuraaya ,Waxa Kale Oo Saldhigaasi Ay Ciidamada Policeku Kusoo Xidheen Dad Tiro Baddan Oo Dadkii Deegaankaasi Biyoolay Ah Waxaana Wararku Intaasi Kudarayaan In Dadkaasi Laxidh Xidhay Beerahoodii Iyo Xoolahoodii Uu Haad Iyo Habaqle Kadhergay Geesta Kale Waxa Ay Ciidamada Policeku Maalintaasi Soo Qabteen Gawaadhi Tiro Baddan Oo Khudrad Siday Kuwaasi Ay Khudradii Kudul Qudhuntay. Haddaba Tan Iyo Maalintaasi Uu Taliye Casayr Dhintay Waxa Ay Dadkaasi Masaakiinta Ahi Ay Raadinaayeen Inay Maruun Helaan Raashinkaasi Ay Dowladu Iska Xidhatay ,Ee Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Berbera Ku Besbeelay ,Shebekeda Wararka Ee Oodwaynews.com Oo Maanta Aragtay Dadka Masaakiinta Ah Ee Xoolahoodii Halkaasi Kuxidhanyahiin Ayaa Sheegay Inaanay Helin Mucaawimooyinkii Ay Xukuumada Iyo Gudida Abaaraha Qaybinaayeen Qaybtoodii Ay Kulahaayeen Maadaama Ay Somaaaliland Qayb Kayahiin ,Geesta Gaadhigaasi Lasoo Qabtay Ayaa Dadkaasi iisheegeen Inay Saaraayeen Laba Islaamood Oo Hooyooyin Ah Kuwaasi Oo Lasheegay In Gaadhigaasi Laga Dejiyay Raashinkoodiina Uu Xidhanyahay Geesta Kale Waxa Ay Wararku Intaasi Kudarayaan Inay Jiraan Dad Kale Oo Agoona Oo Aan Tahli Karin Inay Xoolahooda Uhadlaan ,Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Taliyaha Policeka Somaaliland Ayaa Aan Ilaa Imka Kahadal Waxa Lagu Haysto Gaadhigaasi Raran,Maadaama Lahayo Dadkii Lala Xidhiidhinaayay Falaalkaasi Amnidarada Ah

 

 

Cabdiraxmaan Maxamed Cige

Berberatoday.com/Berbera/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews