berberatoday.com
Gabadh Somaliyeed Oo Magan-Gelyo Doon Ah Oo Ku Sugnayad Jaziiradda Nauru Oo Is Gubtay
May 3, 2016 - Written by Berbera Today

isgubtayNauru(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya Jaziiradda Nauru ee ku taalla badhtamaha Badweynta Pacific-gga ayaa sheegaya in Gabadh Soomaaliyeed ay is gubtay.

Gabadhan oo hadda isbitaalka ku jirta ayaa ka mid ahayd dad magan-galiyo doon ah oo dawladda Australia ay ku hayso jasiiraddaas, kadib markii ay doonyo sharci darro ah ku galeen Australia.

ff(2)

Dhawaan ayaa nin u dhashay dalka Iran uu sidoo kale isna isku gubay jaziiraddaas, isaga oo markii dambe geeriyooday.

Hadaba si aan faahfahin uga helno arrintan ayaa Xuseen Barre waxaa uu khadka tilifoonka ee Jaziiradda Nauru ku waraystay Sahra Maxamuud Xuseen oo ka mid ah Soomaalida lagu hayo jasiiraddaasi Waxaanu xaqiijiyay in haweenaydaasi isgubtay loona qaaday cisbataal kuyaala magaalada melbourne ee dalkaas 

Source VOA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews