Taliyihii Hore Ee Ciidamada Badda Somaliland Oo Ka Hadley Sababta Uu Madaxweyne Siilanyo Xilka Uga Qaadey
May 3, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyihii hore ee ciidamada Badda Somaliland Sareeyo Guuto Maxamed Xussen Siirane ayaa waxaa uu ka hadley sababtii uu madaxweyne Siilanyo xilka uga Qaadey
Taliyaha ayaa waxaa uu arintaasi kaga hadley mar uu maanta xilkii uu u hayey ciidamada Badda uu ku wareejiyey taliye ku xigeenka Ciidamadaasi waxaana uu sheegay Muddane Xiirane in ay soo de dejisay xil ka qaadistiisa ka dib go,an uu ka qaatey markab soo istaagay duleedka dekada magaalada Berbera waxaana uu yidhi