berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Filim Ku Saabsan Taariikhdii Nololeedkii Iyo Doorkii Hogaamineed Ee Marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal
May 5, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Bahda warbaahinta madaxabannaan ee HIMILO MEDIA GROUP, ayaa waxay macaamiishooda sharafta leh ee kala ah kuwa sida joogta u akhrista WARGEYSKA HIMILO iyo kuwa sida tooska ah ugu xidhan WEBSITE-KA HIMILOMEDIA.COM iyo guud ahaan bulshada Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin waxay usoo bandhigayaan Filim taariikhiya oo ku saabsan taariikh nololeedkii, doorkii hogaamineed iyo marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray Madaxweynihii labaad ee Somaliland Marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal, illaahay naxariistii janno hawgu deeqee.

Waxaana xusid mudan in Sanadguuradii afar iyo tobnaad ee ka soo wareegtay geerida madaxweynihii labaad ee somaliland Marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal oo ku beegan o3may2016, oo si weyn loogu diyaar garoobayo ayaa bahda HIMILO MEDIA GROUP waxay kuu diyaariyeen oo ay halkan kuugu soo bandhigayaan filim ku saabsan taariikh nololeedkii iyo waayihii siyaaseed ee marxuum Maxamed X Ibraahim Cigaal ee daawasho wacan.

 

HALKAN KA DAAWO

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews