berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Oo Berbera Ka Dhagaxa Dhigay Warshada Barafka Dhalin Doonta Oo Shirkada Gamuur Dalka Keeni Doonto
May 5, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax(Buureed) oo ay wehelinayaa gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Saaxil iyo Xoghayaha Maamulka dawlada Hoose ayaa siwada jira udhagax dhigay dhismaha Warshada barafka Dhalin Doonta oo uu leeyahay Ganacsade Dahir Gamuur oo horena Berbera ugu lahaa warshad yar oo barafka soosaarta iyo gaadiid kaluunka bada kasoo gura, 

Warshada ayaa la sheegay in ay noqon doonto mid barafka ka haqab tiridoonta bulshada reer Berbera iyo kaluumaystadaba oo barafka aad u isticmaala xiliyada xagaagii halka ay kaluumaystada bada ufoof tagtaa markasta ubaahantahay isticmaalka barafka oo lagu keydiyo kaluunka si aanu uxumaanin.Warshada ayaa laysku raacay inay dabooli doonto baahidii barafka ee magaalada Berbera ka jirtay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews