Dalka Brazil Oo Laga Joojiyay Adeega Whats-Appka Iyo Shacabka Dalkaasi Oo Dareen Cadho Leh Ku Mujiyay.
May 5, 2016 - Written by Berbera Today
Sao Poalo(Berberatoday.com)-Maxkamada sare ee dalka Brazil ayaa amar ku bixisay in hawada Brazil laga xidho shabakada WhatsApp-ka ee fariimaha la isugu diro.
Maxkamada ayaa amarkaasi ku bixisay in shirkadaasi ay hawada ka xidhnaato mudo Sedex maalmood ah.
Warbaahinta ayaa sheegtay in go’aanka Maxkamada uu saameyn xoogan ku yeeshay inkabada 100 milyan oo qof kuwaasi oo si Daily ah u isticmaali jiray adeega Shirkadaasi ee WhatsAppka.