berberatoday.com
Maamulka Heer Gobol Heer degmo Ee Gobolka Saaxil+ Mareeyaha Dekeda Berbera +Cuqaasha,Odayaasha Ganacsada Gobolka Saaxil Oo Ka Maquurtay In La Xuso Alle Ha U Naxariiste Madaxweynihii Hore Somaliland Marxuum Max’ed X,Ibraahin Cigaal
May 5, 2016 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Iyadoo Maalintii Shalay Ay Ku Beegneyd Xuskii Sannad-guurada 14aad ee ka soo wareegtay geerida madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ku beegan Salaasada oo taariikhdu tahay 3 May 2016,

Ayaa Wax Maamulka Heer Gobol ka degmada,mareeyaha dekeda berbera Cuqaasha,Odayaasha,Ganacsatada Ku dhaqan Gobolka Saaxil Ay Ka Aamuseen Ama Ay Ka Maquurteen In Ay Xusaan Madaxweynihii Hore Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal

 

Magaalo Xeebedka Berbera Waa Magaaladii Uu Ka Soo Jeeday Madaxweynihii Hore Somaliland Marxuum Cigaal Waana Magaalo Laga Dareemi Jiray Xuska Maalinta Uu Geeryoodaya Marxuumku Xiliyaadii Uu Somaliland U Madaxweyne U Ahaa Daahir Riyaale Kaahin

 

berbera3_Fotor_Collage

Laakiin Intii xilka Madaxweyne uu La Wareegay Madaxweynaha Hada U Taliya Jamhuuriyada Somaliland Axmed Max’ud siilanyo Waxaa Magaalada Berbera Laga Dareemaya xus La’aanta madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Alle Ha U Naxariistee

Iska Daabo In La Xusee marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Waxaa Magaalada Berbera Ku Ooli Jiray Taaloyin Marka Dadweynihu Aay Ag Maraayan (Faataxada Loo Mari Jiray Ama Quraan Iyo Duco Loo Akhri Jiray In Illahay Qabriga U Fudideeyo) Gabi Ahaanba Waa La Baabiyey Taaloyinkaa Iyadoo aan Wali Wax Lagu Badalo Lagu xasuustan

Wali Lama Garan Karo Halkay Maamulka Gobolka Saaxil Ay Ka Habranayaan Ee Ay Ka Xusi La yahiin Marxuum Max’ed X,Ibraahin Cigaal

Dhalinyarada Gobolka Saaxil & Bahda Dhalinyartee Ciyaarta Kubada Cagta Ayaa Maalintii Shalay Markeen Arkeen Madaxweyniihi Hore Somaliland Oo Maamulku Gobolka Xusi Waayen Ayaa Waxaad Arkaysey Dhalinyaroo Xabaashi Marxuumka Quraan Ku Akhrinaaya Oo Faataxda U Maraaya

Bahda Ciyaartan Kubada Waxay Ciyaar Ku Xuseen Alle Ha U Naxariiste Marxuum Max’ed Xaaji Ibraahin Cigaal Iyagoo Maamulka Gobolka Aanay Ka Soo Qaab galin

 

Wariye Sidiiq Carab Saleeban

Sidiiq444@gmail.com

Berbera-Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews