berberatoday.com
Wasiirkii Amniga Maamulka Putland Oo Ku Dhaawacmay Iska Horimaad Dhexmaray Ciidamada Booliska Iyo Kuwa Birmadka Putland Oo Bosaso Kadhacay
May 5, 2016 - Written by Berbera Today

qarjabkaWar hadda ku soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirkii Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab dhaawac soo gaadhay kadib markii ay rasaas isku fureen ilaalada Taliyayaasha Ciidamada Birmadka iyo Boliska Putland oo khilaaf u dhexeeyey.

Ugu yaraan 6 askeri ayaa ku dhaawacmey iyo Wasiirkii Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab oo hada lagu daaweynayaa Cisbataalka Guud ee Bosaso

Wararka Horseed Media  soo gaadhaya ayaa sheegaya in kulan amniga looga hadlaayey uu ka dhacay xarunta ciidanka Birmadka ee Bosaso, kadibna muran adag oo dhexmarey Taliyaha ciidanka Birmadka Col. Cismaan Xasan Cuuke (Afdalow) iyo taliyaha ciidanka Booliska Gen. Cabdirisaaq Maxamuud Yusuf Afguduud, waxaana   goobjooge  halkaas ku sugnaa Horseed Media u sheegey in ay labada masuul gacanta isula tageen feedhkoodana loo kala baxay.

Ciidamaada ilaalada u ahaa labada masuul ayaa soo dhexgalay waxayna ku hadleen luuqadda ay garanayeen iyaga oo furey rasaas badan oo hoose,  war ayaa jira ku eedeynaya Ilaalada taliyaha Boolisku in ay rasaasta fureen, taas oo u ku dhaawacmey Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab).

Isbitaalka Bosaso ayaa la gaarsiiyey 6 askeri oo dhaawac ah iyo Wasiirka Amniga oo qaba dhaawac fudud.

Shaqaaqadan ayaa ku soo beegmeysa iyada oo madaxweynaha Puntland ku sugan yahay magaalada Bosaso

Cabdi Xirsi Qarjab

 

 

 

Xigasho Horseed Media Putland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews